7 Xisbi oo la gudoonsiiyey shahaadada kumeelgaarka ah
Maanta 04 MAY 2019, Xarunta Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaran (GMDQ) ayaa lagu gudoonsiiyey shahaadada…
Maanta 04 MAY 2019, Xarunta Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaran (GMDQ) ayaa lagu gudoonsiiyey shahaadada…
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xalimo Ismacil ayaa maanta shir gudoomisay shir gaar ah oo looga…
Maanta oo taariikhdu tahay 2-da May 2019 waxa uu Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka uu…
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooynka Qaranka (GMDQ) u soo xermay tababar soconayay 29-30 April 2019, kuna…
Guddiga Madaxbannan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa kullamo la qaatay qaar kamid ah wasiirada Dawlad Goboleedka…
24/04/2019 Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) ayaa soo gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka…
Aqoon Kororsi Socday 22-23 April 2019, Guddiga Madaxabanaan Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) ayaa ugu soo gabagaboobay…
Guddoomiyaha GMDQ Xaliimo Ismaciil Ibraahim (Xaliimoyareey) ayaa Maanta uga warbaxisay Golaha shacabka ee Barlaamanka Soomaaliya…
Guddiga Madaxa Bannan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Hay’adaha caalamiga ee ka shaqeeya arrimaha doorashooyinka ayaa…
Intii u dhexeysay 7 – 10ka Abriil magaalada Muqdisho waxaa hawlwadeennada Guddiga loogu qabtay wejigii…