Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   contact@niec.so | WhatsApp +252 613611116  

Ku saabsan: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka

Aragtida

Hiigsigeenu waa dhisidda aaminaada iyo kalsonida ay Umadda Soomaaliyeed ku qabi karaan habka doorashooyinka taas oo ku imaanaysa yagleelidda qaab maamuleed Lagu fulinaayo doorasho xor ah, sinnaan iyo doorasho lagu kalsoonyahay.

Hiigsiga

Guddiga waa Hay’ad madaxabanaan oo dhiirigalisa ilaalisana hamiga Ummadda Soomaliyeed Si aay ku gaaraan nabad joogta ah,midnimo iyo demoqaraadiyad marka la abaabulaayo Lana ilinayana nooc kasta oo doorasho ah si ialaxisaabtan iyo daahfurnaan leh sida uu Qeexayo Dastuurka.

Ujeeddooyinka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranku (GMDQ) waxa uu ku mitidayaa demoqaradiyadda dorashada iyo helidda is aaminaadda danwadaagta marka lagu guda jiro habka doorashooyinka taas oo loo maraayo wadatashi oo aay hogaaminayso mabaadii’da soo socota:

  • Dhexdhexaadnimo;
  • Daacadnimo;
  • Islaxisaabtan;
  • Daahfurnaan;
  • Ka qayb qaadasho;
  • Wax ka qabashada baahida;
  • Ixtiraam;
  • U dhahmaansho;
  • Joogteyn;