La deg Qorsho Howleedka Guddiga 2019(PDF)
QORSHO HOWLEEDKA GUDDIGA SANNADAHA 2019 -2020 |
|||
TXR |
Halbeeg |
Hawlaha |
Waqti |
11.1 |
Samaynta xeer-nidaamiyeyaasha doorasho, xeerarka anshaxa, habraacyada iyo hab-maamuuska lagama maarmaanka u ah doorashooyinka 2020ka |
11.1.1 Qoridda xeerarka iyo habraaca diiwaangelinta codbixiyaha |
26-Dec-18 |
11.1.2 Qoridda xeerarka xisbiyada siyaasada, musharixiinta, warbaahinta iyo korjoogtada. |
10-Dec-18 |
||
11.1.3 Aasaasidda nidaamka lagu kormeerayo miisaaniyadda xisbiyada siyaasadeed. |
31-Oct-18 |
||
11.1.4 Dejinta xeerka anshaxa ee xisbiyada |
28-Sep-18 |
||
11.1.5 Dejinta xeerka hagaya ololaha doorashada ee xisbiyada. |
31-Mar-19 |
||
11.1.6 Dejinta xeerka iyo habraaca hannaanka xalinta khilaafaadka doorashada.
|
31-Mar-19 |
||
11.2 |
Diyaarinta hannaanka iyo habraaca xallinta khilaafaadka ee doorashooyinka |
11.2.1 Dhismaha guddiga xallinta khilaafaadka |
31-Aug-19 |
11.2.2 Bixinta tababaro la xiriira hab raaca dhexdhexaadinta iyo doorarka “waxaa ka mid ah wakiilada musharaxiinta” |
30-Jun-20 |
||
11.2.3 Diyaarinta nidaamyada dhexdhexaadinta xisbiyada siyaasadeed |
31-Aug-19 |
||
11.2.4 La wadaagida daneeyayaasha iyo warbaahinta hanaanka dhexdhexadinta
|
30-Nov-19 |
||
11.3 |
Diyaarinta iyo hirgelinta nidaamka diiwaan-gelinta KMG ah ee xisbiyada siyaasadeed wajigi 1aad |
11.3.1 Xoojinta Waaxda diiwaangelinta xisbiyada siyaasadda ee Guddiga. |
31-Dec-18 |
11.3.2 Aasaasidda guddiga xiriirka xisbiyada iyo Guddiga ee arrimaha geeddi socodka doorashada. |
31-Dec-19 |
||
11.3.3 Qabashada kulamo wadatashi ee lala yeesho xisbiyada siyaasadda si ay u dabaqaan xeerarka iyo habraacyada doorashada |
31-Dec-19 |
||
11.4 |
Billaabidda ololaha wacyi-gelinta dadweynaha ee diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha |
11.4.1 Dejinta qorshaha ololaha wacyi gelinta is diiwaangelinta codbixiyaha |
30-Jun-20 |
11.4.2 Kormeeridda tayada gudbinta ololaha wacyigelinta is diiwaangelinta |
30-Jun-20 |
||
11.4.3 Fulinta Ololaha wacyigelinta isdiiwaangelinta codbixiyaha |
31 Dec 2019 |
||
11.5 |
Qabashada wacyi-gelin ballaaran iyo waxbarasho codbixiyeyaasha ah oo laga hirgeliyo dhamaan dalka. |
11.5.1 Diyaarinta manhajka waxbarashada codbixiyaha |
30-Sep-18 |
11.5.2 Diyaarinta agabka muhiimka u ah hirgelinta manhajka. |
31-Jun-19 |
||
11.5.3 Cayimidda bahwadaagta ka qayb qaadanaysa hirgelinta waxbaridda codbixiyaha |
31-Mar-19 |
||
11.5.4 Kor u qaadista aqoonta bahwadaagta ka qayb galaya waxbaridda codbixiyaha |
31-Jul-19 |
||
11.5.5 Dejinta qorshaha wacyigelinta daneeyaasha doorashada |
30-Sep-18 |
||
11.5.6 Ka qayb gelinta bulshada rayidka ah iyo culimada hannaanka doorashada.
|
31-Dec-18 |
||
11.6 |
Daraasad qiimeyn ah oo lagu sameeyo doorashada Qof-iyo-Cod ah ee Soomaaliya |
11.6.1 Daraasad lagu sameeyo noocyada diiwaan galinta codbixiyaha (Qiimaha/waqtiga / tayada) |
31-Mar-18 |
11.6.2 in lala wadaago natiijada daraasada daneeyayaasha; |
20-Jun-18 |
||
11.6.3 In guddiga go’aamiyo nooca diiwaangelineed ee ku habboon dalka |
28-Feb-19 |
||
11.6.4 Tijaabinta habka diwaan galinta codbixiyaha ee la doortay |
30-Jun-19 |
||
|
|
11.7.1 Furidda iyo Howlgelinta xafiisyada guddiga doorashooyinka ee gobollada iyo degmooyinka |
31 June 2019 |
11.7 |
Diiwaan Geilnta Codbixiyaha |
11.7.2 Dhismaha Xarunta kaydinta xogta iyo agabka doorashooyinka |
31 Dec 2019 |
11.7.3 Diyaarinta qorshaha diiwaan gelinta codbixiyaha |
31 May 2019 |
||
11.7.4 Astaynta Goobaha Diiwaangelinta Cod-bixiyaha |
30 Nov 2019 |
||
11.7.5 Diyaarinta Qalabka diiwaangelinta codbixiyaha |
30 Nov 2019 |
||
11.7.6 Tababarka iyo tayaynta hawlwadeenada diiwaangelinta codbixiyaha |
31 Oct 2019 |
||
11.7.7 Tijaabinta habka diiwaangelinta codbixiyaha |
31 Jan 2020 |
||
11.7.8 Bilaabidda diiwaan gelinta codbixiyaha |
31 May 2020 |
||
11.8 |
Qabashada doorashooyin leh hal-beeg caalami ah (qof-iyo-cod) oo ay ku tartamaan axsaabta siyaasadeed iyo Qabasahada Doorashooyinka kuraasta ka bannaanata Golaha Shacabka |
11.8.1 Diyaarinta Qaab Sharciyeed dhamaystiran oo lagu qabto doorashooyinka. |
31-Dec-20 |
11.8.2 Diiwan galinta cod bixiyaasha xaqa u leh in ay doorashada ka qeyb galaan ugu dambayn Janaayo 2020. |
31-Oct-20 |
||
11.8.3 Dhameeystirka iyo soo gudbinta magacyada musharaxiinta iyo xisbiyada siyaasaded ugu danbeeyn bisha Juun 2020. |
30-Nov-20 |
||
11.8.4 Xarumaha cod bixinta wa in la caddeeyo isla markaasna la sameeyo tababarka shaqaalaha doorashada Agoosto 2020. |
31-Dec-20 |
||
11.8.5 Wakiilada xisbiyada siyaasaded iyo sharcisiinta goobaha doorashada oo la soo gabagabeeyay bisha Agoosta 2020 |
31-Oct-20 |
||
11.8.6 Agabka muhiimka u ah iyo midka aan ahayenba waa in la diyaariyay isla markaasna la qeybiyay kowda Sebtember 2020 |
30-Nov-20 |
||
11.8.7 Doorashadu waa in la qabtaa bisha Sebtember 2020. |
31-Dec-20 |
||
11.8.8 Waa in la qiimeeyay Guud ahaan wixii ugu muhiimsanaa ee laga bartay doorashada 2021. |
31-Oct-20
|
||
11.8.9 Diiwaangelinta musharrixiina iyo shaacinta liiska musharrixiinta Doorashada boos-buuxinta |
30-Jun-20 |
||
30-Jun-20 |
|||
11.8.10 Shaacinta liiska ergada doorashada |
30-Jun-20 |
||
11.8.11 Qabashada doorashad iyo shahaada guddoonsiinta xildhibanka Barlamanka 10aad |
30-Jun-20 |
||
30-Jun-20 |