Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   contact@niec.so | WhatsApp +252 613611116  

Sharciyada

Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Soomaaliya waa Jamhuuriyad Federaal ah, leh gobannimo, dimoqraaddi ah, oo ku dhisan matilaadda dadweynaha, loo dhan yahay oo ku salaysan nidaamka asxaabta badan iyo caddaalad bulshadeed.

La soo deg Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (PDF; 12 MB)


Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka

Sharci Lr 04 oo ku taariikhaysan 02/04/2015 ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ku oggolaaday Sharciga Dhisidda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, isaga oo tixraacaya warqadda Guddoonka Golaha Shacabka ee Ansixinta Guddiga taas oo ku sumadaysnayd 652/3/1/9/15 soo na baxday 11/2/2015

La soo deg Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (PDF; 3 MB)


Qorshe Hawleedka Guddiga

La soo deg Qorshe howleedka Guddiga


Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka

Tixraac xeer Lr. 19 oo Xafiiska Madaxweynaha ka soo baxay 27/06/2016 kaas oo Madaxweynuhu ku oggolaaday Ansixinta Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka oo uu Guddoonka Golaha Shacabku ugu soo gudbiyey warqadda ku sumadaysnayd 1360/3/1/9/16 ee soo baxday 06/06/2016

La soo deg Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka (PDF; 3 MB)


Xeerka Anshaxa

Xeerka Anshaxu waa xeerka hagaya habdhaqanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.

Halkan ka akhri (Ingiriis)