Warka
Xaflada Daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka iyo stratijiyada 5ta sano ee GMDQ
Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa GMDQ ku qabteen magaalada Muqdisho. 11kii December 2017.…
Doorashooyinka Puntland ayaa booqasho ku yimid xarunta Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka
Labada Guddi ayaa waxay isla lafagureen sidii ay uga wadashaqayn lahaayeen hannaanka geeddi socodka Doorashooyinka…
Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay
maanta xaflad ballaaran oo lagu soo bandhigay Qaamuuska Ereybixinta Doorashooyinka iyo Qorshaha istratijyadeed ee Guddiga…
Gudiga Madaxbanaan Doorashooyinka Qaranka ayaa si ku meelgaar ah u diiwaangeliyey todobo xisbi siyaasadeed
Munaasabaddii maanta sida ku-meel-gaarka ah loogu diiwaan galiyay xisbiyada todobada ah ayaa ka dhacey magaalada…
Kulanka Guddiga Doorashooyinka Carabta ee ka dhacay Jordan
Shirka Ururka Guddiyada Dorashooyinka Dalalka Carabta oo Ka dhacay Dalka Joordan 13/14/ November 2017 OO…
Tababar lagu diyaarinayay fulinta qorshe hawleedka istaraatiijiyadda GMDQ oo lasoo gabo gabeeyay.
Waxaan maanta oo taariikhdu 13 October 2017 lagu soo gabo gabeeyay xarunta Guddiga…
Tababarka Hababka Doorashooyinka
Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) isaga oo ka jawaabaya baahida loo qabo in…