Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   [email protected] | Media Contact +252 612868294  

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay

maanta xaflad ballaaran oo lagu soo bandhigay Qaamuuska Ereybixinta Doorashooyinka iyo Qorshaha istratijyadeed ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka qaranku ku hirgelinayaan Doorashooyinka Qaranka.     Waxaana xafladda ka soo qaybgalay dhammaan hay’adaha dawladda, Xisbiyada siyaasadeed ee sida ku meelgaarka ah loo diiwaangeliyay, Ururrada Bulshada, Hay’adda Caalamiga ah ee daneeya arrimaha doorashooyinka, Aqoon yahan iyo waxgarad ballaaran. warbixinno dheeraad ah waxaad ka heli doontaan boggeenna internetka niec.so;

Qor Faallo ama Jawaab

Your email address will not be published.