Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   contact@niec.so | WhatsApp +252 613611116  

 Doorashooyinka Puntland ayaa booqasho ku yimid xarunta Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka

Labada Guddi ayaa waxay isla lafagureen sidii ay uga wadashaqayn lahaayeen hannaanka geeddi socodka Doorashooyinka 2020ka.  Kulanka oo socday saddex maalmood ayaa wuxuu ku soo dhammaad is faham dhexmara labada Guddi.  Waxayna tani bilow wanaagsan u tahay iskaashiga iyo wadashaqaynta hay’adaha dawladda iyo kuwa Federaalka ah ee Doorashooyinka.

Qor Faallo ama Jawaab

Your email address will not be published. Required fields are marked *