Warka
Fadlan kala bax Hubinta Dastuurka Xisbiyada
Hubinta Dastuurka Xisbiyada
KULAMO WADATASHI OO LALA YEESHAY SIYAASIYIINTA GOBOLKA BAKOOL
Kulamo wadatasho oo ku saabsan hirgelinta doorashada qof iyo cod sannadka 2020ka ayaa lagu qabtay…
Waxaa la geliyey Warbixinno
Waxgaradka xudur iyo Gudiga oo ka wada Hadley watashiga Doorashooyinka 2020
Odayaasha dhaqanka, Ururrada bulshada, haweenka iyo siyaasiyiinta degmada Xudur ayaa si wayn uga qayb galay…
Dhalinyarada Xudur oo lala yeeshay wadatashiga doorashada qof iyo cod 2020
Guddiga Madaxbannaan Doorashooyinka Qaranka ayaa 18-12-2017 waxay ka fureen shir wada tashi magaalada Xudur ee…
Waxaa la geliyey Warbixinno
Guddiga Madaxbannaan Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool u yimid wadatashiyo ay la yeelan doonaan Maamulka iyo Bulshada reer Xudur
Guddiga Madaxbannaan Doorashooyinka Qaranka ayaa manta Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool u yimid wadatashiyo ay…