Wafdi ka socda guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu booqasho shaqo oo qaadatay 3 cisho ku tagay magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Galmudug.
Wafdiga oo isugu jiray xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka qaranka iyo howl-wadeenno ayaa waxaa huggaaminayay…