Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   [email protected] | Media Contact +252 612868294  

Sacdiya Shuriye oo ka mid noqotay Komisheerada GMDQ

Golaha Aqalka Sare ayaa maanta ansixiyay Sacdiya Shuriye oo buuxisay booska Komisheernima ee ka banaanaa GMDQ kaas uu si halwgabnima ah u baneeyay Komoshinaa Taani.

Komishineer Sacdiya ayaa waxaa hore u soo ansixyay Golaha wasiirrada iyo Golaha Shacabka Barlamaanka JFS.
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa ah hay’adda kaliya ee madax banaan ee ay Dumarka ka heleen 30% 9 komishineer ay ka koobantahah hay’addu.