Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil oo ay wehliyaan Komishineerrada Guddiga ayaa maanta kulankii billaha ahaa ee xog wadaaga la qaatay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ay wehliyaan Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya, kullanka ayaa diiradda lagu saaray Arimaha Doorashooyinka qorsheysan sanadkaan.
Guddoomiyaha Guddiga oo ka mid ahayd shir guddoonka Shirka ayaa sheegtay in
Iyadoo dunida iyo dalkeennuba ay la tacaalayaan xakamaynta dhibaatada Cudarka safmarka ah ee Covid-19, hadana Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ay ka go’an tahay sii wadida waajibaadka loo xilsaaray