Madaxda Xafiiska diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadda waxay maanta oo ey taariikhdu tahay 8 Lulyo 2019 booqdeen xisbiyada kala ah, Xisbiga Aayaha Shacabka iyo Xisbiga Midowga Qaranka.
Booqashadaan waxay ka mid tahay kormeer xog raadin ah oo lagu ogaanayo waxyaabaha u qabsoomay xisbiyada siyaasadeed mudadii ay jireen.