Sabti – Khamiis: 8:00s – 3:00g | Jimcaha: fasax
+252 612 868 294

Guddiga MDQ ayaa korjoogto ka ah doorashada ka socota wadanka Konfur Afrika

Guddiga MDQ ayaa korjoogto ka ah doorashada ka socota wadanka Konfur Afrika

Commissioner Said Haashi warasame oo kamid ah korjoogtada doorashooyinka koonfurta Afrika ayaa halkaas ku matalaya GMDQ waxa uuna qayb kayahay koox korjoogto ah oo ka kala socda daafaha afrika oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Nigria Mudane Goodluck Jonathon,

kooxdaan korjoogta ah ayaa muddo 3 cisho ah qaadanayay tababar laxariira hannaanka korjoogtaynta doorashooyinka dalka Koonfurta Afrika, intaas kadib waxaa loo qaybiyay Gobolada iyo Degmooyinka Dalkaas, waxa ayna maalmihii lasoo dhaafay ee taariikh 6 iyo 7 ee bishaan ay korjoogto toos ah ku sameeyeen doorashooyinka looyaqaano special voting taas oo lagu talo galay dadka duqooshinka ah iyo kuwa shaqo muhiima awgeed aan imaan karin goobaha codbixinta.