Sabti – Khamiis: 8:00s – 3:00g | Jimcaha: fasax
+252 612 868 294

Hawlwadeenada GMDQ oo Loo Soo xiray Tababar

Hawlwadeenada GMDQ oo Loo Soo xiray Tababar

Maarso 7, 2019, GMDQ oo la kaashaday IESG iyo BRIDGE ayaa qabanqaabiyey aqoon-isweydaarsi shan maalmood ah oo ku saabsan tababarka ka shaqaalaha loo diyaarinayo inay noqdaan fududeeyayaasha waxbarashada codbixiyaha (VE), tababarkan oo socday inta u dhaxaysay 2 -7-da Maarso ayaa lagu soo xeray magaalada Muqdisho.
Tababarka ayaa diiradda lagu saaray hagaajinta karti-xirfadeedka fududeeyaha ee kormeerka iyo qiimeeynta tababarayaasha.


Casharada ayaa si weyn loogu xoojiyay tababarka si guud. Tani waxay gacan ka geysanaysaa dhisidda xirfada ee fududeeyaha iyo in ay qorsheyn karaan inay soo bandhigaan si ay u noqdaan kuwo firfircoon, dhexdhexaad ah oo wax ku ool ah.