Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   contact@niec.so | WhatsApp +252 613611116  

GMDQ ayaa Muqdisho ku qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan doorka haweenka Soomaaliyeed ee xisbiyada siyaasadda iyo doorashooyinka

GMDQ ayaa Muqdisho ku qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan doorka haweenka Soomaaliyeed ee xisbiyada siyaasadda iyo doorashooyinka

GMDQ ayaa Muqdisho ku qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan doorka haweenka Soomaaliyeed ee xisbiyada siyaasadda iyo doorashooyinka. Aqoon is weydaarsiga ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah haweenka xildhibaannada ah ee labada aqal ee BFS, hoggaamiyayaasha ururada haweenka, gabdho ka socday xisbiyada siyaasadda iyo bulshada rayidka. U jeeddada isu imaatinkaan ayaa ahayd in laga doodo sida sare loogu qaadi karo karo matelaadda haweenka Soomaaliyeed ee Siyaasadda iyo hoggaanka dalka.