Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   [email protected] | Media Contact +252 612868294  

Baydhabo: daawo siday u dhacday doorashada lagu buuxinaayo kursi ka bannaan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Baydhabo waxaa ka dhacay doorashada lagu buuxinaayo kursi ka bannaan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursigan waxaa ku tartamaya 4 musharrax.