Sat – Thurs: 8:00am – 3:00pm | Fri: closed
+252 616 385 278

GMDQ oo 9kii Oktoobar 2018, kulan dib u eegis manhajka waxbarashada codbixiyaha u fidisay xisbiyada siyaasadeed.

GMDQ oo 9kii Oktoobar 2018, kulan dib u eegis manhajka waxbarashada codbixiyaha u fidisay xisbiyada siyaasadeed.

Guddoomiyaha guddiga Marwo Xaliima ayaa si rasmi ah u furtay kulankan iyadoo ka tiri hadalo kooban oo ku aadan munaasabada. Waxaa jiray soojeedin ku saabsan ujeeddada dib-u-eegista manhajka waxbarasho ee codbixiyaha iyo kanaalada ugu haboon ee lagu gudbin kara.
Waxa jiray dood kooxeedyo looga hadlayay sida loo gudbinayo cutubyada manhajka dadweynaha iyada oo la adeegsanayo habab ka ugu wanaagsan inta lagu jiro hirgelinta manhajka.
Ugu dambeyntii kooxaha ayaa sidoo kale soo saaray Farriimo ku aadan doorashooyinka.