Ujeedada imaatinka Guddiga ee Gorowe ayaa ah, inay ku qabtaan buuxinta mid ka mid ah kuraaska ka banaan Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisu ay tahay dowlad goboleedka Puthland.
Maalmaha soo socda ayey guddigu howshaas ku qaban doonaan Caasimadda Gorowe ee Putland.
Madaxda Guddiga Madaxabannaan Doorashoyinka Qaranka,oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Gorowe
