Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   [email protected] | Media Contact +252 612868294  

Wax ka ogoow ereybixinta doorashooyinka

Maalmaha soo socda baraha bulshada ee GMDQ waxaan idinkugu soo gudbin doonnaa erey bixinta doorashooyinka. Ka faa’iideysi wanaagsan.

Doorasho

Geeddi-socod ay cod-bixiyeyaasha ku doortaan wakiiladooda degaanka, gobolka ama heer qaran. Doorashada waxaa sidoo kale loo adeegsadaa in lagu magacaabo/cayimo wakiilada hay’adaha gudahooda sida ururada, midowyada ama xisbiyada siyaasadeed.