Waxaa siminaar aqoon kororsi ah loo qabtey Xubnaha iyo Shaqaalaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ,
Waxaa siminaar aqoon kororsi ah loo qabtey Xubnaha iyo Shaqaalaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ,
Tababarka oo socdey mudo laba maalmood ah ayaa waxaa loo qabtey shaqaalaha Guddiga madax banaan ee doorashooyinka Qaranka.
Waxaa ka furmey xarunta Guddiga madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Magaalada Muqdisho tababar ku saabsan Hababka Doorashooyinka iyo waxbarashada Dadweynaha (Civic Education).
Siminaar loo qabty qaar kamid ah shaqaalaha Guddiga gaar ahaa qeybta maamulka iyo maaaliyada ayaa wuxuu ka dhacey