10 06, 2018

Xaliimo Yarey Iyo 3 Kale Oo Sanadkan u Sharaxan Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Chatham House

2018-06-10T20:28:29+00:00 June 10th, 2018|Dhacdooyinka GMDQ, Wararka NIEC, Warbixinno|

Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) Guddoomiyaha guddiga Madax-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo 3 kale ayaa sanadkan isugu soo haray tartanka abaalmarinta caalamiga ah ee Chatham House . Sida lagu sheegay qoraal ay aragtay Goobjoog News, Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) waxaa lagu xushay kaalinta ay ka qaadatay doorashadii 2016kii, inay dhiirigeliso nidaamka axsaabta badan ee dalka, in laga shaqeeyo