12 06, 2018

SHAN XISBI OO LA GUDOONSIIYEY SHAHAADADA KUMEELGAARKA AH EE XISBINNIMO

2018-06-12T09:06:36+00:00 June 12th, 2018|Warbixinno|

11-Juun-2018 Juun xarunta Guddiga Madaxbannaan Doorashooyinka Qaranka (GMDQ ) waxaa shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay 5 xisbi siyaasadeed, xisbiyadaas ayaa kala ah: ▪ Xisbiga Damiirka Soomaalinimada iyo Horumarka ▪ Xisbiga Caddaaladda iyo Badbaadada ▪ Xisbiga Shakhsiyadda iyo Waddaniyadda Soomaaliyeed ▪ Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ▪ Xisbiga Xal-Qaran Munaasabada guddoonsiinta xisbiyada waxaa goobjoog

10 06, 2018

Xaliimo Yarey Iyo 3 Kale Oo Sanadkan u Sharaxan Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Chatham House

2018-06-10T20:28:29+00:00 June 10th, 2018|Dhacdooyinka GMDQ, Wararka NIEC, Warbixinno|

Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) Guddoomiyaha guddiga Madax-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo 3 kale ayaa sanadkan isugu soo haray tartanka abaalmarinta caalamiga ah ee Chatham House . Sida lagu sheegay qoraal ay aragtay Goobjoog News, Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) waxaa lagu xushay kaalinta ay ka qaadatay doorashadii 2016kii, inay dhiirigeliso nidaamka axsaabta badan ee dalka, in laga shaqeeyo

10 06, 2018

Maanta oo Sabti ah 9ka Juun GMDQ waxa uu magaalada Muqdisho ka furay

2018-06-10T17:21:06+00:00 June 10th, 2018|Warbixinno|

shir wadatashi ah oo looga hadlaayo diyaarinta iyo hirgelinta manhajka waxbaridda cod bixiyaha. Kulanka waxaa ka qayb galay xubno ka socda hay’adaha waxbarashada dalka sida jaamacadaha iyo dalladaha waxbarashada, bulshada rayidka, hay’adaha dowladda, dhallinyarada iyo haweenka. Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa sidoo kale lagu mataly kulanka. Kulanka waxaa sidoo kale ka soo qayb galay

10 06, 2018

Shirkii Wadatashiga wacyi geinta iyo waxbaridda cod bixiyaha oo maanta soo xirmay

2018-06-10T17:26:38+00:00 June 10th, 2018|Warbixinno|

Shir weynihii looga arrinsanaayay qorsheynta iyo hirgelinta manhajka wacyi gelinta iyo waxbaridda cod bixiyaha ayaa maanta la soo gebagebeeyay. Shirka oo 2 cisho socday ayaa munaasabaddii lagu xirayay waxaa ka soo qaby galay guddoomiyaha Guddiga marwo Xaliima Yareey iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Eng. Cabdiraxmaan Yiriisow. Shirka wadatashiga ah ayaa waxaa ka soo qayb galay hay’adaha

9 06, 2018

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Caddeeyay in la Joogo Xilligii Awoodda loo soo Celin Lahaa Shacabka Soomaaliyeed

2018-06-09T20:05:25+00:00 June 9th, 2018|Warbixinno|

Muqdisho, June 09, 2018—-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qeyb galay shir ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga madaxa bannnaan ee doorashooyinka qaranka, ayaa sheegay in shaqada dhabta ah ee guddiga ay xilligaan bilaaw tahay, loogana baahanyahay in sida ugu dhaqsaha badan ay kusoo gudbiyaan wadooyinka ugu haboon ee loo

6 06, 2018

Heshiiska doorasho ee lagu gaaray shirkii Golaha Amniga ee Baydhab

2018-06-10T16:47:14+00:00 June 6th, 2018|Warbixinno|

Mabaadii’da Aasaasiga ah ee Hab Doorashada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya 2020: 1. Nooca doorosho iyo degaan doorasho uu dalku qadanayo waa in ay noqdaan kuwo suuro galin kara in ay dad weynuhu codkooda si xor ah (qof iyo cod) oo dimoqoraadi ah u dhiibtaan. 2. Nooca doorasho waa in uu ahaado mid tixgalinaya xaaladaha amni, dhaqaale

6 06, 2018

KULAN DHEXMARAY GMDQ iyo GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA

2018-06-06T07:58:40+00:00 June 6th, 2018|Warbixinno|

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka M.ne Maxamed Mursal; Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa in GMDQ uu warbixin ka dhiibo howlaha guddiga u qabsoomay bililhii la soo dhaafay. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen guddiga joogtada ah ee barlamaanka, labada guddoomiye ku xigeen ayaa guddigu soo bandhigay waxyaabihii u

6 06, 2018

TABABAR KU SAABSAN DIIWAANGELINTA COD-BIXIYAHA OO GMDQ LOOGU QABTAY MUQDISHO

2018-06-06T07:29:09+00:00 June 6th, 2018|Warbixinno|

14-16ka May, 2018 shaqaalaha iyo xubnaha GMDQ ayaa tababar 3 cisho socday loogu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay hay’adaha ka shaqeeya doorashooyinka ee kala ah IESG iyo CREATIVE. Ujeedka tababarka ayaa ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadda iyo aqoonta la xiriirta diiwaan galinta codbixiyaha ee xubnaha iyo hawlwadeenada GMDQ. Tababarka

21 05, 2018

WAX KA OGOW EREY BIXINTA DOORASHOOYINKA

2018-05-21T17:49:29+00:00 May 21st, 2018|Wacyigelinta Dadweynaha|

Maalmaha soo socda baraha bulshada ee GMDQ waxaan idinkugu soo gudbin doonnaa erey bixinta doorashooyinka. Ka faa’iideysi wanaagsan. Doorasho Geeddi-socod ay cod-bixiyeyaasha ku doortaan wakiiladooda degaanka, gobolka ama heer qaran. Doorashada waxaa sidoo kale loo adeegsadaa in lagu magacaabo/cayimo wakiilada hay’adaha gudahooda sida ururada, midowyada ama xisbiyada siyaasadeed.

21 05, 2018

Wafdi ka socda GMDQ oo soo kor-joogteeyay doorashooyinka dowladaha hoose ee waddanka TUNIISIYA

2018-05-21T18:12:07+00:00 May 21st, 2018|Warbixinno|

Wafdi ka socdo GMDQ ayaa hawlo isugu jira aqoon is weydaarsi iyo kor-joogteyn doorasho ku tegay waddanka carbeed ee Tuniisiya. Dadweynaha waddanka Tuniisiya ayaa taariikhdu markay ahayd 7-05-2018 u dareeray goobaha cod-bixinta si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka dowladaha hoose. Taariikhdu markay ahayd 6-05-2018 magaalada Tunis waxaa ka qabsoomey kulan aqoon iswaydaarsi ah oo ku aadanaa