Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   contact@niec.so | WhatsApp +252 613611116  

Qaabdhismeedka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranku waxa uu ka kooban yahay Guddoomiye, Ku-Xigeen, Xubnaha Guddiga, Xoghaya Guud iyo Agaasime-Waaxeedyo. Hoos waxa aad ka heli kartaa shaxda qaabdhismeedka guddiga. Si aad u hesho muuqaal tayo-sare leh fadlan guji sawirka shaxda.