Sabti – Khamiis: 8:00s – 3:00g | Jimcaha: fasax
+252 612 868 294

Doorasho lagu buuxinayo kursi ka bannaan Golaha Shacabka BFS oo ka dhacaysa Baydhabo.

Doorasho lagu buuxinayo kursi ka bannaan Golaha Shacabka BFS oo ka dhacaysa Baydhabo.

28/01/2019 magaalada Baydhabo waxaa lagu qaban doonaa doorasho lagu buuxinaayo kursi ka bannaan Golaha shacabka BFS oo degaan doorashadiisu tahay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kursigan oo uu hore uga geeriyooday ALLE ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Khaliif Shekh c/lahi Dheere waxaana ku tartami doono 4 musharax oo kala ah:
1. Isaaq Khaliif Sheekh
2. C/qadir Shekh Maxamed Nuur
3. Xasan Macallim Ibraahim
4. C/laahi Shekh Maxamed
Waxaa sidoo kale jira kuraas kale oo ka bannaan Golaha Shacabka BFS oo uu GMDQ qorsheynayo in doorashadooda la qabto dhowaan.