Sabti – Khamiis: 8:00am – 3:00pm | Jimcaha: Fasax
General +252 613611116   contact@niec.so | WhatsApp +252 613611116  

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo xafiis ka furtay Puthland.

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo xafiis ka furtay Puthland.

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka GMDQ wuxuu dhawaan furay xafiiska Guddiga ee Puntland. Madaxa xafiiska Guddiga ee Puntland Mr. Nuur Maxamed Nuur iyo howl wadeennada kale ayaa safar shaqo ku yimid xarunta dhexe ee Guddiga bartamihii bishan Dec 2018.


Kulamo shaqo oo kala duwan ayay la qaateen xubnaha Guddiga, xafiiska xisbiyada, Xoghayaha guud ee Guddiga iyo dhamaan shaqaalaha xarunta dhexe. Guddiga waxaa u qorshaysan billowga sannadka 2019 in ay gaarsiiyaan gobollada dalka dadaallada loogu jiro hiigsiga doorasho qof iyo cod ah.