About waran

This author has not yet filled in any details.
So far waran has created 12 blog entries.
19 11, 2017

Kulanka Guddiga Doorashooyinka Carabta ee ka dhacay Jordan

2017-11-19T12:09:21+00:00 November 19th, 2017|Wacyigelinta Dadweynaha, Warbixinno|

Shirka Ururka Guddiyada Dorashooyinka Dalalka Carabta oo Ka dhacay Dalka Joordan 13/14/ November 2017 OO Looga Hadlaayay Diwaan Galinta Codbixiyayaasha iyo Xog Uruurintooda

18 10, 2017

Tababar lagu diyaarinayay fulinta qorshe hawleedka istaraatiijiyadda GMDQ oo lasoo gabo gabeeyay.

2017-10-18T14:49:00+00:00 October 18th, 2017|Wacyigelinta Dadweynaha, Warbixinno|

    Waxaan maanta oo taariikhdu 13 October 2017 lagu soo gabo gabeeyay xarunta Guddiga Doorashooyinka Qaranka tababar soconayay muddo 10 casho ah. Tabobarka ayaa lagu baranayay fulinta qorshe hawleedka istaraatiijiyadda 5ta sano ah ee 2017-2021 ee Guddiga, waxaana tababarkan bixinayay khubaro sare oo uu hogaaminayay Guddoomiyihii hore ee Guddiga Maxabannan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha

18 09, 2017

Tababarka Hababka Doorashooyinka

2017-09-18T10:09:09+00:00 September 18th, 2017|Wacyigelinta Dadweynaha, Warbixinno|

  Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) isaga oo ka jawaabaya baahida loo qabo in la barto, lana fahmo hababka kala duwan ee doorashooyinka (Electoral Systems) si loo xusho, layskuguna waafaqo habka ugu haboon ee dalkeena ku wanaagsan kaas oo lagu muujin doono sharciga doorashooyinka oo qabyo-qoraalkiisa ay hadda ku mashquulsan tahay Wasaaradda Arrimaha Guddaha,

18 09, 2017

Korjoogteynta Doorashadda Hirshabeelle

2017-09-19T07:57:28+00:00 September 18th, 2017|Wacyigelinta Dadweynaha, Warbixinno|

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka isagoo ka duulaya waajibaadka qaran ee loo idmaday kuwaasoo ku xusan qodobka 111G ee dastuurka sida ku meelgaarka ah loo ansixiyay iyo weliba Qodobka 14aad ee sharciga Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, islamarkaana xoojinaya xiriirka iyo wadashaqeynta uu la leeyahay dowlad-goboleedyada dalka ka hana qaaday, kana jawaabaya martiqaadkii uu ka

13 09, 2017

GMDQ oo ka qeybgalay Shirkii A-WEB ee 31 August Sanadkan

2017-09-13T09:38:01+00:00 September 13th, 2017|Warbixinno|

31 August ayaa Gudoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Sayed Cali Mohamed ka qeybgalay shirka sedexaad ee Ururuda Doorashooyinka Dunidda ee lagu qabtay Bucharest, Romania. Intii lagu gudajiray shirka ayaa Guddiga loo ogolaaday xubin ka mid noqoshada Ururada Doorashooyinka Dunida.   Guddiga Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa u gudbiyay horaantii sanadkan 2017da

12 09, 2017

Safar Shaqo ee Guddigu ku tageen Caasimada Maamul-goboleedka Hirshabelle ee Jowhar

2017-09-12T09:02:45+00:00 September 12th, 2017|Warbixinno|

Iyadoo laga ambaqaadayo siyaasadda Guddiga eek u dhisan baahinta shaqada iyo in hawlaha Guddiga la gaarsiiyo dhammaan Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Dhexe, islamarkaana xiriir dhow lala yeesho madaxda maamul goboleedyada iyo qeybaha bulshada eek u dhaqan maamulladaas, wuxuu Guddigu booqasho shaqo ku tagay Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo ka mid ah maamul goboleedyada ka hanaqaaday

4 09, 2017

Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka oo Su’aalo laga weydiiyay warbixintii ay u gudbiyeen Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya

2017-09-04T06:18:59+00:00 September 4th, 2017|Uncategorized|

Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka oo Su’aalo laga weydiiyay warbixintii ay u gudbiyeen Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Golaha shacabka oo ay soo xaadireen kooram dhan 140 Mudane, uuna shir gudoominayey Gudoomiye ku Xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, ayaa su’aalo lagu weydiiynayay Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka. Ugu horreyn waxaa hadal

30 08, 2017

2017-08-30T07:44:56+00:00 August 30th, 2017|Warbixinno|

Warbixinta Safarki Amman, Jordan  ee ku saabsanaa  Doorashada Dawlad Hoosaadka iyo maamul goboleedyada Jordan 12 – 18 August 2017     Ujeedada Safarka:                             Marti Sharaf & Qibrad wadaag   Casumaadda:                                                            Arabembs   Wafdiga NIEC:                                                           Commissioner Khadija O. Ali & Mohamed Dahir   Hordhac Waxaan tagnay Amman, Jordan habeenimaddi Sabtiga ahayd 12, August, 2017.

27 08, 2017

Ku xigeenka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha siyaasadda oo kulan gaar ah la qaatay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka.

2017-08-27T10:48:11+00:00 August 27th, 2017|Warbixinno|

                                                                                                             

21 08, 2017

2017-08-30T07:51:14+00:00 August 21st, 2017|Warbixinno|

  Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya