About nakak

This author has not yet filled in any details.
So far nakak has created 61 blog entries.
19 02, 2018

Wadatashiyadii Haweenka Gobolka Benaadir

2018-02-19T16:19:36+00:00 February 19th, 2018|Wacyigelinta Dadweynaha|

18ka Febraayo 2018 magaalada Muqdisho waxaa GMDQ uu ku qabtay kulan ka mid ah kulamadii wadatashiyada geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee guddigu doorashooyinka uu ka waday waddanka. Kulankaan ayaa waxaa ka qayb-galay haweenka 17ka degmo ee gobolka Benaadir. Guddoomiyha GMDQ marwo Xaliima Ismaaciil Ibraahim oo furitaanka wadatashiga hadal kooban ka jeedisay ayaa haweenka uga

19 02, 2018

Wadatashiyadii geeddi-socodka doorashooyinka oo maanta laga daahfuray gobolka Benaadir

2018-02-19T15:51:16+00:00 February 19th, 2018|Wacyigelinta Dadweynaha|

17ka Febraayo xarunta gobolka Benaadir waxaa lagu daah-furay kulammo wadatashi oo ku saabsan sida waddanku uu ku gaari karo doorasho qof iyo cod ah sannadka 2020ka. Kulamadaan Benaadir lagu qabanaayo waxaa si rasmi ah u furay guddoomiyaha gobolka Eng. Yariisow. Wadatashiyada geeddi-socodka doorashooyinka ee gobolka Benaadir lagu daahfuray ayaa horay guddigu uga soo qabtay in

16 02, 2018

Buuxinta Kuraasta Ka bannaan Golaha Shacabka

2018-02-16T07:37:05+00:00 February 16th, 2018|Warbixinno|

Doorashada Boos-Buuxinta ee Golaha Shacabka ayaa Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ka hirgeliyay magaalada Kismaayo. Doorashadan oo uu ku guulaystay Maxamed Cabdullahi Siraaji ayaa waxay u dhacday si habsami leh. Buuxinta kursigan ayaa guddigu wuxuu baahiyay 1dii Bisha Febraayo inay musharrixiinta u tartamaysa ku soo gudbiyaan araajiidooda muddo shan cisho ah. Waxaana shuruudaha aqbalidda araajida

13 02, 2018

Kulan wadatashi oo ka qabsoomey Magaalada Wallaweyn

2018-02-13T20:16:59+00:00 February 13th, 2018|Warbixinno|

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) ayaa kulamadii wadatashi uu ka waday dalka oo dhan maanta oo ay taariikhdu tahay 13/02/2018 ka qabtay magaalada W/weyn oo ka tirsan Gobalka Shabellaha Hoose, ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafidagan waxaa hogaaminayey guddoomiye ku xigeenka GMDQ M/ne, Sayid Ali Sheik Mohamed waxaana ku wehliyey safarka xubno ka

12 02, 2018

kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka Soomaaliya oo lagu wado in la soo wada dhameystiro maalmaha soo socda

2018-02-12T12:15:08+00:00 February 12th, 2018|Warbixinno|

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) wuxuu si wanaagsan u qabtay doorashadii lagu wada qancay ee kursi buuxinta Golaha Shacabka ee jufada Cali madaxweyne beesha Xawaadle oo ka dhacday dowlad Goboleedka Hirshaballe ee Jowhar.waxaana kursigaasi ku guuleystey Nuur Iidoow Beyle, wuxuuna kaga Guuleystey ka dib tartanka wareega 2-aad ee loo Gudbey Cabdhulaahi Maxamed Axmed (Sanbalooshe),

6 02, 2018

KULANKII HAWEENKA GALKACYO-GALMUDUG

2018-02-06T17:06:31+00:00 February 6th, 2018|Warbixinno|

6-da Feb 2018 wadatashiyadii dadweynaha ee geedi socodka doorashada dalka ayaa guddigu kulankii saddexaad ku qabtay koonfurta magaalada Galkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Kulankaan ayaa ahaa kulankii haween weynaha Galkacyo-Galmudug waxaana kulanka ka soo qayb galay. • Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Mudug-Galamudug • Gudoomiyaha Haweenka Degmada Galkacyo-Galmudug • Haweenka aqoonyahanada ah • Iyo Madaxda Ururrada Haweenka

5 02, 2018

KULANKA WAX-GARADKA GALMUDUG- Galkacyo

2018-02-05T12:20:09+00:00 February 5th, 2018|Warbixinno|

Kulamadii wadatashiyada ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay Febrayo 5tii laga daahfuray magaalada Galkacyo, Maamulka Galmudug. Kulamadan oo looga arrinsanayo sidii waddanka lagu gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah 2020ka ayaa waxaa ka soo qayb-galay wax-garadka magaalada oo isugu jira odayaasha dhaqanka, culimada diinta, aqoonyahannada, ganacsatada iyo siyaasiyiinta. Kulankaan waxaa fadhiyay si rasmi ahna

3 02, 2018

Wadatashiyadii dadweynaha ee geedi socodka doorashada dalka ayaa guddiga doorashooyinku ku qabtay Magaalada Galkacyo

2018-02-03T11:23:22+00:00 February 3rd, 2018|Warbixinno|

 Feb 3dii, 2018. Kulankan oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee haweenka Galkacyo: • Wasiiradii Hore Marwo: Caasho Geele • Isuduwaha Wasaarada Haweenka. • Gudoomiyaha Ardayda Jaamacadaha Galkacyo • Madaxda Ururada Haweenka • Aqoonyahanada Haweenka ayaa waxaa erayo kooban ka yiri Wasiiraddii hore ee wasaaradda haweenka Puntland Marwo: Caasho Geele oo si aad

2 02, 2018

kulanka dhallinyarada Gaalkacyo

2018-02-02T14:50:30+00:00 February 2nd, 2018|Warbixinno|

kulankaan ku saabsanaa sida waddanku uu ku gaari karo doorasho qof iyo cod ah sannadka 2020ka waxa uu qayb ka ahaa wadatashiyadii uu GMDQ uu ka waday dalka. Waxaa ka qayb-galay dhallinyarada ku nool magaalada Gaalkacyo. Dhallinyarada kulanka ka qayb qaadatay waxay isugu jireen ardada jaamacadaha iyo dugsiyada sare, kuwo xubno ka ah ururo dhallinyaro